Isdiwaan gali kulliyadahan

Wakhtiyada Shaqada:

Galinka hore 08:00am ilaa 12:00pm.

Galinka danbe 04:00pm ilaa 07:00pm.

Kuliyadaha lays diiwaangalinayo waxaa ka mida:

1. Public Administration

2. Urban Management

3. Development Management

4. Accounting

Wakhtiyada ay kala baxayaan kuliyaduhu waa sidda sawirka ka muuqata.