Ogaysiis Ku Saabsan Ardayda Isdiwaan Galisay

Dhamaan Ardeyda is diiwaan galisay Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda waxa lagu war galinayaa in berri la qaadi doono imtixaankii, fadlan ardeyda waxa laga codsanayaa inay ilaaliyaan wakhtiga.