Tababr la xidhiidha Maamulka iyo Maarayta Xafiisyada Dawladda iyo ICT

  1. Qaar ka mida shqaalaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda JSL oo tababaro ka dhamaystay Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ee CSI, ayaa loo soo xidhay tababr la xidhiidha Maamulka iyo Maarayta Xafiisyada Dawladda iyo ICT.

Tababarkan oo ay soo abaabuleen Kuliyadda Tababarada Gaagaaban ee Machadka Tababarada Shaqaalaha Dawladda ee CSI. Waxaana tababarkan ka faa’iidaystay 11 Wasaaradood/Hay’adood oo dawliya.

Waxaanan rajaynaynaa in tababrka ay qaateen ay ku dabaqidoonaan shaqooyinkii ay qaranka u hayeen iyo adeeg-bixintii Wasaaradaha/Hay’adaha Dawladda.

#Omer-sayid Qalonbi