16kii Diisanbar, Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu soo martiqaaday khabiir sare Xasan Mowlid muxumed Gole oo ah khabiir mudo dheer ku shaqaynayay suuqgayta. Kulankan oo loo qabtay ardayda kulliyad

16kii Diisanbar, Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu soo martiqaaday khabiir sare Xasan Mowlid muxumed Gole oo ah khabiir mudo dheer ku shaqaynayay suuqgayta. Kulankan oo loo qabtay ardayda kulliyada sannadka labaad ee xisaabaadka kuwaas oo qadanayay koorsada Maareynta suuqgeynta (marketing management).
Ugu dambayn, Maamulka kulliyada xisaabadka Mixile Elmi Mixile ayaa ugu mahadnaqay khabiir ka Mr.Xassan Gole oo marti u ahaa Ardayda Kulliyadda.