23 November 2023 waxa si toosa u bilaabmay waxbarashada heerka labaad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Civil Service Institute CSI taas oo waxbarasha ay ku qadanayeen Machadka Dawladdaha hoose Local Go

23 November 2023 waxa si toosa u bilaabmay waxbarashada heerka labaad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Civil Service Institute CSI taas oo waxbarasha ay ku qadanayeen Machadka Dawladdaha hoose Local Government Institute - LGI, Furitaankaas oo ay kasoo qayb galeen Maasuuliyiin ka kala socday labada dhinac oo ay ugu horeyaan Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agasimaha Machadka Dawladdaha Hoose mudane Iid Musse Muhumed.