Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ku casuunnaa , 28kii ‎January mutacallin Axmed Caydiid. Axmed Caydiid waa mutacallin shahadada labaad ku sita International Business Managment. Axmed, waa waayo'arag

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa ku casuunnaa , 28kii ‎January mutacallin Axmed Caydiid. Axmed Caydiid waa mutacallin shahadada labaad ku sita International Business Managment. Axmed, waa waayo'arag khibrad dheeraad ah ku leh xarumaha dawladda ee la xidhiidha ganacsiga, kuwa gaarka ah iyo ururrada deeq-bixiyayaasha ah.
Ardayda sannadka saddexaad ee Barashada Siyaasadda ayaa ka qayb ahaa kulankan. Guud ahaan CSI waxay u mahadcelinaysaa cid kaste oo ka qayb ahayd kulankan oo uu u horreeyo: Axmed Caydiid oo ahaa khabiirki tababarka bixinayay, macallin Cabdiqani Eid oo ahaa macallinka koorsada Modren Diplomatic Protocol bixinayay, waxa kale oo qabanqaabada kulankan si weyn uga qaybqaatay Cabdisalaan Muxummed oo ah madaxa Kulliyadda Siyaasadda ee CSI.