Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna loogu eegayay shaqooyinka u yaala machadka iyada oo dhinacyo badan la taabtay, shaqooyinkaas oo ay ugu horayso in xaflada abaalmarinta shaqaalaha iyo qorshaha sannadka 2024 loo qaban laha loonaso bandhigilahaa, dhanka kale waxa kulankaa logaga wada hadlay sidii kor logu qadilaha xidhiidhada dibada ee dhinaca taclinta.
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta Machadka aya agasimayaasha ugu mahad naqay hawlaha adag ay u hayaan machadka iyo qarankaba kuna adkeyay halka kasiwadan.