Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in isdiiwangalintii ardayda sanadkan 2023 bilaabmatay, barnaamijyada uu bix

Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in isdiiwangalintii ardayda sanadkan 2023 bilaabmatay, barnaamijyada uu bixinayo Machadku oo iskugu jira heerka 1aad (Bachelor Degree)iyo heerka 2aad ( Master's Degree )ee jaamacada, kuwaas oo kala ah sidan:
Bachelor Degree
Human Resource Management
Public Administration
Law (New Program)
Accounting and Finance
Master's Degree
Public Policy
Public Financial Management
Public Sector Management
Disaster Risk Management and Sustainable Development
is diiwaan gelintii Ardayda waxa ay ka socotaa xarunta mac’hadka ee Hargeisa.