Machadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa shalay ka bilaabmay Tababar Kaas oo ahaa qorista warbixin ( REPORT WRITING ), Tababarkaas oo u dhigay khabiir ku takhasusay Tababarka Mr mohamed Hassan ahna Agaasima

Machadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa shalay ka bilaabmay Tababar Kaas oo ahaa qorista warbixin ( REPORT WRITING ), Tababarkaas oo u dhigay khabiir ku takhasusay Tababarka Mr mohamed Hassan ahna Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee Machadka Shaqaalaha Dawladda. Sidookale Tababarka waxaa qadanayay shaqaale ka kala socdsay 13 wasaaradood iyo hayadood, wakhtiga uu soconaya tababarkasoo ah 5 maalmood.
Ugu danbayn, Tababarka waxa furay waxaa furay Agaasime ku xigeenka waaxda tababarada Nuura Nuux.