Machadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa shalay ka bilaabmay Tababar Kaas oo ahaa Monitoring, Evaluation and reporting, Tababarkaas oo ay dhigayeen khubaro ku takhasusay Tababarka oo kala ahaa Zakarie Bade

Machadka Shaqaalaha Dawladda Waxaa shalay ka bilaabmay Tababar Kaas oo ahaa Monitoring, Evaluation and reporting, Tababarkaas oo ay dhigayeen khubaro ku takhasusay Tababarka oo kala ahaa Zakarie Bade PhD (c) iyo Mr Abdirahman Haybe iyo Mrs Ella haruna.
Sidookale Tababarka waxaa qadanayay shaqaale ka kala socdsay 6 wasaaradood iyo hayadood, wakhtiga uu soconaayo tababarkasi uu yahay 8 maalmood, Tababarkan waxaa iska kashanaya Sanduuqa horumarinta Soomaalilaand iyo Machadka Shaqaalaha Dawladda .
Ugu danbayn, Tababarka waxa furay waxaa furay Agaasimaha waaxda tababarada Amal Suleiman Hagoog kana warbixisay muhiimada u tababarkan leyahay.