Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii bilaha ahaa ee Agaasimayaasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii bilaha ahaa ee Agaasimayaasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay shaqooyinka u yaala machadka, kulankan sikoban waxaa ka war bixiyay Iskuduwaha, waxbarashada heerka labaad Abdirahman Haybe sida ay ugu socdaan hawlaha shaqo ee uu yaala,dhankale waxa warbixin kooban ka bixisay Agaasimaha waaxda Tababarada iyo Latalinta Amal su…
See more