Hoolka Hay'adda Shaqaalaha Dawladda waxa caawa si rasmi ah u qabsoomay Xaflad jihaynta ardayda cusub ee waxbarashada heerka labaad ( master programs) ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda uu qaatay sannad

Hoolka Hay'adda Shaqaalaha Dawladda waxa caawa si rasmi ah u qabsoomay Xaflad jihaynta ardayda cusub ee waxbarashada heerka labaad ( master programs) ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda uu qaatay sannadkan 2023/2024, Halkaas waxaa ka hadlay oo warbixin kooban kasiiyay maamulka Mac'hadka oo ugu horeeyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta ee Maamulka iyo Maaliyada Mac'hadka Mudane Mustafe Ahmed, Sida oo kale Waxaa Ka Hadlay xafladaas Isku-duwaha waxbarashada Heerka Labaad ee Mac'hadka Mudane Abdirahman Haybe.
Ugudanbayn, waxaa faahfahin dheerada Kasiiyay lataliya waxbarashada heerka labaad Mudane Maxamed warsame oo uga waramay Siday ay Programs u kala baxayaan iyo waxa loogabahanyahy.