OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardayda Iska diiwaan galisay heerka labaad ee waxbarashada Machadka ee Sannadka 2023/2024 in uu jiro kulankii

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardayda Iska diiwaan galisay heerka labaad ee waxbarashada Machadka ee Sannadka 2023/2024 in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee hagidda ardayda (Postgraduate Orientation) kulan kaas oo ka dhici doona HOOLKA HAY'ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA 14.11.2023 malinta Salaasada habeenka Arbacada soo galidoonto wakhtiguna waa 5:40 PM Insha Allah.