Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii bilaha ahaa ee Agaasimayaasha kaas oo ay Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta maamulka iyo maaliyada Mudane Mustafe Ahmed, kula

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii bilaha ahaa ee Agaasimayaasha kaas oo ay Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta maamulka iyo maaliyada Mudane Mustafe Ahmed, kulankaas oo lagu gorfaynayay shaqooyinka u yaala machadka waaxihisa kala duwan iyo shaqooyinka dhamaday, kulankan sikoban waxaa ka war bixiyay Iskuduwaha, waxbarashada heerka labaad Abdirahman Haybe sida ay ugu socdaan hawlaha shaqo ee uu yaala,dhankale waxa warbixin kooban ka bixisay Agaasime ku xigeenka waaxda Tababarada iyo Latalinta Noura nuux halkay marayaan tababaradi ay wada bixinayeen Machadka shaqalaha dawladda iyo sanduuqa horumarinta somaalilaand