Machadka Shaqaalaha Dawladda iyo qoraa Mohamed Haldoor oo aha Arday ka qalin-Badashay sannadkan Machadka Shaqaalaha dawladda, waxa ay kugu marti qaadayaan inad kala soo qayb gasho bandhiga buugga Ha

Machadka Shaqaalaha Dawladda iyo qoraa Mohamed Haldoor oo aha Arday ka qalin-Badashay sannadkan Machadka Shaqaalaha dawladda, waxa ay kugu marti qaadayaan inad kala soo qayb gasho bandhiga buugga Hadhiwaa. Oo 03/11/2023 jimcaha habeenka sabtidu soogalayso ka dhici doono Hargiesa gaar ahaan Maansoor Hotel.