Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulan Dagdaga kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna l

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulan Dagdaga kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna loogu eegayay shaqooyinka u yaala machadka iyo sidii loo dadajinlaha, shaqooyinkaas oo ay ugu horayso waxqabadka sanadkan, dhanka kalena loo diyarinlaha qorshaha sannadka soo socda.
Ugu danbayn Agaasimaha Fulinta Machadka aya agasimayaasha ugu mahad naqay hawlaha adag ay u hayaan machadka iyo qarankaba kuna adkeyay halka kasiwadan.