Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa xalay si rasmi ah u qabsoomay Xaflad soo dhawayn oo loogu talagaly ardayda cusub ee sannadkan 2023/2024 kaas oo ku saabsanayd jihaynta ardayda (Students Oreintation)

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa xalay si rasmi ah u qabsoomay Xaflad soo dhawayn oo loogu talagaly ardayda cusub ee sannadkan 2023/2024 kaas oo ku saabsanayd jihaynta ardayda (Students Oreintation),Halkaas oo ay uga warbixiyeen maamulka oo ugu horeeyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Tacliinta iyo Cilmibaadhista Mac'hadka Mudane Abadikadir Kamil, Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo Horumarka Mudane Mohamoud Saed Adaad iyo hawl-wadeenada Mac'hadka una faah-faahiyeen dhammaan shuruucda iyo hab-raacyada ardayga looga baahanyahay mudada uu Mac'hadka wax kabaranayo.
Ugudanbayn, waxa ay ardaydu suaalo ka waydiiyeen shuruucda iyadoo dhanka kale maamulka iyo hawlwadeenada Mac'hadku ka jawaabeen suaalahaas ugana mahadnaqay sida wacan ay ugoo qaybgaleen in ay fahmaan dhammaan ujeedooyinka, hab-raacyada iyo shuruucda lagu hagaayo