Ogaysiis Ogaysiis…. Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu ogaysiinaya dhamaan ardayda iska diiwaan galisay Waxbarashada heerka koobaad ee jaamacada in la qaadi doono imtixaanka galitaanka jaamacada

Ogaysiis Ogaysiis….
Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu ogaysiinaya dhamaan ardayda iska diiwaan galisay Waxbarashada heerka koobaad ee jaamacada in la qaadi doono imtixaanka galitaanka jaamacada subaxnimada arbacada oo taariikhdu ku beegantahay 18 bisha 10 ee 2023, halkaaso imtixaanka lagu qaadidono xaruunta machadka ee magaalada Hargaysa wakhtiga uu bilaabmayo waa 6:30 subaxnimo.