OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardaydii ku soo baxday imtaxaankii Galitaanka (Entrance Exam) kii Sannadka 2023/2024 ee noqotaya (Fresh Stude

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardaydii ku soo baxday imtaxaankii Galitaanka (Entrance Exam) kii Sannadka 2023/2024 ee noqotaya (Fresh Students) in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee Jihaynta ardayda cusub (Student Orientation) kulan kaas oo ka dhici doona HOOLKA SHAQAALAHA DAWLADDA 08.11.2023 malinta Arbacada habeenka Khamiistu soo galidoonto wakhtiguna waa 5:40 PM Insha Allah.