Xaflad maamuus sharafeed ah oo ay soo agaasimeen ardaydda kulliyada siyaasada guud ee heerka labaad ee waxbarashada machadka (Masters Program, waxa ay si gaar ah u milgo sooreen macalin ka mida macali

Xaflad maamuus sharafeed ah oo ay soo agaasimeen ardaydda kulliyada siyaasada guud ee heerka labaad ee waxbarashada machadka (Masters Program, waxa ay si gaar ah u milgo sooreen macalin ka mida macalimiinta wax u so dhigtay oo ah: Dr. Mohamednur ahmed. Baraha ayaa muujiyay dedaal dheerad ah oo ay ka mahad sheegteen ardayda kulliyaddan siyaasada guud.
sida oo kale Baraha ayaa u dhigayay koorsada Dhaqangelinta siyaasadda.