Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu igu horeeyo Agaasimaha fulinta ee Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan bulshawaynta,shaqaale waynaha Machadka, xaasaskooda iyo car

Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu igu horeeyo Agaasimaha fulinta ee Machadka mudane Omer-sayid Qalonbi waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan bulshawaynta,shaqaale waynaha Machadka, xaasaskooda iyo carruurtoodba munaasibadda Al Isra’Wal Mi’raj awgeed oo ku beegan bari oo bishu tahay 8 February kuna beegan 27 Rajab 1445 ee Hijriga. Sida oo kale waxa uu urejaynayaa in ay ku gaadhno sannadkan sannadkiisa, badhaadhe iyo nabad-gelyo waarta, Insha Allah