Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna loo

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta ee Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna loogu eegayay shaqooyinka u yaala machadka iyada oo dhanacyo badan la taabtay, shaqooyinkaas oo ay ugu horayso in kor loo qado heerka Taclinta ee machadka gudaha iyo dibada, xidhiidhada dibada ee dhinaca taclinta,tayada macalimiinta, koorsooyinka labada xaruumood ee machadka,
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta Machadka aya agasimayaasha ugu mahad naqay hawlaha adag ay u hayaan machadka iyo qarankaba kuna adkeyay halka kasiwadan.