saaka oo bishu tahay 13 January 2024 waxaa imtixaan u fadhiistay dad gaadhaya 92 qof, imtixaan kaas oo ay ka qaadaysay wakaalada biyaha ee hargaysa iyada oo imtixaanka lagaga qaadayay Machadka Shaqaal

saaka oo bishu tahay 13 January 2024 waxaa imtixaan u fadhiistay dad gaadhaya 92 qof, imtixaan kaas oo ay ka qaadaysay wakaalada biyaha ee hargaysa iyada oo imtixaanka lagaga qaadayay Machadka Shaqaalaha Dawladda xaruntiisa Hargeisa, imtixankaas oo loogu tartamayay boosas oo ka tirsan waaxda isgaarsiinta macluumaadka (information technology) ee wakaalada biyaha.
Ugu danbayn, Furitaanka Imtixaanka waxaa kaso qayb galay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha DawladdaMudane Omer-sayid Qalonbi, Maareeyaha Wakaalada Biyaha Maxamed Cali Daarood iyo Madax sare oo ka socotay Wakaalada Biyaha.