Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo Maliyada Mustafe Ahmed kulankaas oo lag

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa Saaka ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo Maliyada Mustafe Ahmed kulankaas oo lagu gorfaynayay dibna loogu eegayay shaqooyinka u yaala machadka iyo sidii loo dadajinlaha, shaqooyinkaas oo ay ugu horayso casriyaysiinta sistamada Taclinta iyo maliyada oo casriyay lagu sameyay waxaana ka war bixiyay Agasimaha Waxda farsamada isgaarsiinta macluumaadka Eng Mawlid Elmi,sida oo kale Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Horumarinta Mr. Mohamoud Saed Adaad ayaa Ka war-bixiyay In ay Sifiican ugu so dhamatay Xogohii ku sabsana Waxqabadkii sannadkii hore iyo isku gayntooda, dhanka kale ay wadaan Diyarinta Qorshaha sannadka soo socda, agaasimayashana kuna adkeyay inay hore udhamaystiraan.