27kii diisanbar Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay xaflad taas oo lagu sii sagootinayay mid kamida shaqaalaha ka tarsan Machadka oo ah Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Latalinta Mrs. Amal

27kii diisanbar Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa ka qabsoomay xaflad taas oo lagu sii sagootinayay mid kamida shaqaalaha ka tarsan Machadka oo ah Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Latalinta Mrs. Amal Suleiman hagoog, xafladaas sagootintaiyo hambalyada iskugu jirta waxaa kaso qayb galay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Daawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi, madaxda sare iyo dhamaan shaqaala waynaha Machadka,sida oo kale iyaga oo halka ugu duceyay kuna amaanay sida siican ay uula soo shaqaysay dhamaan machadka.
Ugudanbayn, dhamaan Maamulka, madaxdasare iyo shaqaala waynaha Machadka oo uu afkooda ku hadlaayo agaasimaha fulinta ee machadku ugu Hambalyeeyay Shaqadaa kale ee loo igmaday.