Shir ku saabsanaa dardar-galinta iyo u diyaargarow ga imtixaanka lagusoogalo Mac'hadka Shaqaalah Dawladda ee ay u fashiistaan ardayda cusub sanad walba si ay uga midnoqdaan adradyada snadka 2021-2022

Shir ku saabsanaa dardar-galinta iyo u diyaargarow ga imtixaanka lagusoogalo Mac'hadka Shaqaalah Dawladda ee ay u fashiistaan ardayda cusub sanad walba si ay uga midnoqdaan adradyada snadka 2021-2022 uu qaadanayo machadku, kaas oo bari- 24/10/2021, 7:00am ka bilaabmi doona cumpas ka Mac'hadka Insha allah.
#CSIfamily