Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii todobaadlaha aha ahaa ee Agaasimayaasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi ku

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii todobaadlaha aha ahaa ee Agaasimayaasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi kulankaas oo lagu gorfaynayay shaqooyinka u yaala machadka, kulankan sikoban waxaa ka war bixiyay Iskuduwaha, waxbarashada heerka labaad Abdirahman Haybe sida ay ugu socdaan hawlaha shaqo ee uu yaala su'aalo kobana lagu waydiiyay iskuduwaha, dhankale waxa warbixin kooban ka bixisay Agaasimaha waaxda Tababarada iyo Latalinta Amal sulaiman tababaradi ay wada bixinayeen Machadka shaqalaha dawladda iyo sanduuqa horumarinta somaalilaand in ay sifcn kuso dhamadeen