Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi aya Hambalyo u diray dhamaan Ardayda kaso baxday Sannad dugsiyeedkan waxbarashada dugsiyada sare iyo kuwa hoose. Sida oo ka

Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi aya Hambalyo u diray dhamaan Ardayda kaso baxday Sannad dugsiyeedkan waxbarashada dugsiyada sare iyo kuwa hoose.
Sida oo kale agaasimuhu waxaa si gaara uu u hambalyeeyay dhamaan ardayda ku jirta cidamada qaranka iyagoo dhana waxkabaranaya dhana qarankooda ugu adeegaya

https://www.facebook.com/csisomaliland/posts/pfbid02Lu9k9zetmfKQ5hNPjwn7gimcp2HvoVUittY9YKwMDqKfRDXyj6sPojR7o6EhB1SHl?__cft__[0]=AZWGyKbhuKb07WIr8XG5Y7o5nIapIBueKXo6cmyT1IKYDzctK_RMxEH5yi2P4uKete8d90lp0LSC86JhpKtpP86iuQzvNf1eslWaInRsrQBrn_P81RQfILMiuHllPILgtnZGSm6krmvolkwXvct5xEb-ev4RqPcR0HMLzf94tfFuDL7EqRkldQqCS2E33A4RTOU&__tn__=%2CO%2CP-R