Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaa

Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Agaasimaha fulinta, dhanka kale Agaasimaha waaxda maamulka iyo maliyada aya ka warbixiyay sida ay u qorsheyeen u diyaar garawga xuska malinka 18ka may, Sida o kale, Iskuduwaha waxbarashada heerka labaad ayaa warbixin ku saabsan ka bixiyay qorshayaal u yaalay,
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan