Machadka shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoMachadka shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii agasimayaasha kaas oo uu shir gudoominayay Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka dhan

Machadka shaqaalaha Dawladda waxa saaka ka qabsoomay kulankii agasimayaasha kaas oo uu shir gudoominayay Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka dhanka Cilmi-baarista iyo Tacliinta Mr Abadikadir Kamil, kulankan oo lagaga wada hadlay hawlaha ku salaysan xafladda qalinjabinta halkay marayaan iyo sidii loo dardargalin laha, dhanka kale waxaa kawarbixiyay iskuduwaha waxbarashada heerka labaad ee jaamacada qorshahooda ku aad in ay kor uqu qaadan waxbarashada heerka labaad ee jaamacada.
Ugu danbayn, Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka dhanka Cilmi-baarista iyo Tacliinta ayaa uga mahad naqay kooxda qabanqabada xafladda qalinjabinta oo ay ugu horeyaan Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo Horumarinta iyo Agaasimaha waaxda Tababarada.