Ogaysiis Ogaysiis ....... Agaasimaha waaxda Qorshayta iyo horumarka ee Machadka shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad oo ka war bixiyay waxbarashada heerka labaad ee Machadka Shaqaalaha Dawla

Ogaysiis Ogaysiis .......
Agaasimaha waaxda Qorshayta iyo horumarka ee Machadka shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad oo ka war bixiyay waxbarashada heerka labaad ee Machadka Shaqaalaha Dawladda
Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu ogaysiinayaa dhamaan bahda jecel waxbarashada in uu Machadku soo kordhiyay waxbarashada heerka labaad, kaas oo sannadkan la qaadan doono afar kuliyadood oo kala ah.
1) Siyaasadda guud ( Public Policy )
2) Maamulka Maaliyadda Dawladda (Public Financial Management )
3) Maamulka Waaxda Dadweynaha ( Public Sector Management )
4) Maareynta Khatarta Masiibooyinka iyo Horumarka waara
( Disaster Risk Management and Sustainable Development )
Ugudanbayn, waxaan uu Machadku ugu busharaynayna Dhamaan bahda jecel waxbarashada ee ku dhaqan Maroodi-jeex iyo nawaaxigeeda inay ka faa'idaystaan barnaamijyada waxbarasho ee heerka labaad.https://www.facebook.com/csisomaliland/posts/pfbid02iw24MQoodDhyAhSe9zA5TroZVSyBgD559CuQpEY7HKGWfsaqJqa2oMmE9d83QdZel?__cft__[0]=AZW4cWOdPn9aXpwTVEb8T9f3J1N868g-NRWMP547EF6FFTR2qeNs15wdH5hI0DcP1tQf2NeEqXb7rYGPCUERK7RkukXVxicFyCIr8DALj0G6ZAjo4DSk1LlEIRVk64ul8PZWNMv4GZp3pKTrpvTVBIibbRvDLJJ-POGKroM8FwdwCuO_v69Y9r0vnQmORYbThGw&__tn__=%2CO%2CP-R