OGAYSIIS OGAYSIIS ................................. Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinayaa bahda jecel waxbarashada in saaka si rasmiya iga bilaabmatay is diiwangalinta heerka koobaad (Unde

OGAYSIIS OGAYSIIS .................................
Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogaysiinayaa bahda jecel waxbarashada in saaka si rasmiya iga bilaabmatay is diiwangalinta heerka koobaad (Undergraduate ) iyo heerka labaad ( Postgraduate ) ee jaamacada iyada oo socondontaa muddo kooban lagabilaabo manta oo tariikhdu tahay 23 sep 2023 ila 08 oct 2023.
Sida oo kale, waxaa furay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Maamulka iyo Maaliyadda mudane Mustafe Ahmed iyo Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Cilmi-baarista iyo Tacliinta Abadikadir Kamil.