Tacsi.... Alle swc ha u naxariisto labada qof ee shilkaas ku geeriyooday. Dhamaan Shaqaala waynaha Machadka oo uu ugu horeeyo Agasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa ay si gaara u tac

Tacsi....
Alle swc ha u naxariisto labada qof ee shilkaas ku geeriyooday.
Dhamaan Shaqaala waynaha Machadka oo uu ugu horeeyo Agasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa ay si gaara u tacsiyaynayaan Xaawa Axmed Maxamuud oo ka mid ahayd labada qof ee ku geeriyooday shilkaas, Sida oo kale waxay uga tacsiyaynayaan Dhamaan Qoyska reer Axmed Maxamuud (Wadhaf), oo uu ugu horeeyo Aabo Axmed Maxamuud, Mustafe Ahmed Maxamuud, iyo dhamaan qoyskii iyo ubadkii ay ka baxday Xaawo Axmed Maxamuud.
Alle swc ha u naxariisto, danbigeediina ha dhaafo, janooyinkiisa qaaliga ahna ha ku casuumo Insha Allah.