Waxa xalay ka qabsoontay magaalada Burco, xaflad lagu daahfurayay Waxbarashada Heerka Labaad ee Jaamacadda oo uu bixinayo Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda, xaruntiisa gobollada bari ( Civil Service Insti

Waxa xalay ka qabsoontay magaalada Burco, xaflad lagu daahfurayay Waxbarashada Heerka Labaad ee Jaamacadda oo uu bixinayo Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda, xaruntiisa gobollada bari ( Civil Service Institute-Burao Center ) ee fadhigeedu yahay magaalada Burco.