Xaruunta Goboladda Bari ee Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute Eastern Regions Center) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta goboladda bari ee jecel waxbarashada in mar

Xaruunta Goboladda Bari ee Mac’hadaka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute Eastern Regions Center) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta goboladda bari ee jecel waxbarashada in mar labaad uu Mac’hadku soo kordhiyay, barnaamijyo cusub oo ah Jaamacada heerka 2aad (Postgraduate/Master).
Waxaa dhamaan bulshawaynta goboladda bari ee jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer lagu war gelinayaa in xafladii furitaanka heerka 2aad ee jaamacadda (Postgraduate/Master) ay dhici doonto caawa oo taarikhdu tahay 16/09/2023 kana dhici doonto Hass Hotel Burao.